User talk:Ibraahin182

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia
qaabka ugu macquulsan ee u dhici karto dorashada so socoto ee somalia 
waxaa ku haboon in laga dhigo xiliga madaxweynaha 7 sano 

waxa kale oo fiican in laga dhigo barlamaanka 6 sano waxa kale oo fiican in laga dhigo xukuumada 3 sano

waxa haboon in hada sida ay kuwadaan mamulka madaxweynaha iyo resalwasaraha lo daayo oo ay sameeyaan sadexda gobal ee bay bakool iyo shabeelada/h kadib ku xijiyaan shabeelada/dh hiraan iyo galgaduud. waxaa kale oo haboon in laga dhigo p/l 4 gobal iyo s/l 4 gobal banadir sideeda ay ahaao capital

kadib waxaa fiican in uu noqdo 150 xilibaan oo kakalayimaada state yadaas iyo 60 state hose aqalka sare oo ay kayimadaan state yada state kastaa in uu yeesho 50 parlamteriyaan (25 pmf+10 s.h) kadib in la abuuro xisbiyo sidaan oo kale: A) HAWIYE PART (30 PMF +12 S. hOSE) B) DAROOD PART (30 PMF +12 S.hose) C)DIR PART ((30 PMF +12 S.hose) D)digi iyo mirif part (30 PMF +12 S.hose) E)others part (30 PMF +12 S.hose)


To create a company in which the Special Fuel exports to the Ministry of Petroleum and Mineral, and open Somali businessmen and foreign Shares, which is needed to be done for a limited time and limited way. however Advantages from repair department's budget staff salaries to be any outward looking. and do math in an account of the Central Bank of Somalia and abroad. starting procedure is doing ministry, and brings lcagta initial salaries and personnel to test fuel howleh every loan that I would be the first investiment. investimentiga time and not involved in the recruitment of staff is to have oudit only. Ministry of her staff can not take away the workers were prescribed the government. because they must pay kasiiso thing now qoondeesan of the group of the department not to take workers from elsewhere. this is a national responsibility. if someone abuse shaqdaan whilst the financial companiga is yiddonaa conscripts and will be taken to be embezzled by through legal mechanisms such as the lifting of the special assets and has since parents or clan which is shall be punished severely, no abuse falidoon Accounting companigaan department has and Shares on. later maquseendoonto something outside the department because work is an authority officials as head waeyn and rersulwasaare seysan happen sad attractive or huigri trigger layurur not eager to give up this icome janerashan department to identify at least have running out salary somewhere and wait for the preparation of this department is required by the Ministry of Planning and director general

Heading text[edit]

Italic textSubscript text

HORDHAC

Khubarada Gaaska iyo Shidaalka aya waxay tix-galiyeen Soomaaliya inay tahay meelaha ugu dambeya ee laga helo “Dahabka Madow” ee Bariga Afrika. Macdan fara-badan oo aan wali lagu sameyn wax sahmin ah aya jira, sida laga soo xigtay khubarada Bariga Afrika, waxa ay sheegen in laga sahmiye 63 ceel, halki laga qoday 4230 ceel inta u dhaxeesa Norway iyo United Kingdom, dhulkaasi oo baaxadisa tahay mid ka yar gobalada Soomaaliya qaarkood. Intooda badan waxa la qoday 1950ki ilaa iyo 1960ki, xiligaas aan hormarsaneyn tignolijiyada batroolka. Sida barista manta waxa jirta baahi xoogan e la gartay, Gaaska, Saliida, iyo kheyraadka Macdanta Soomaaliya waxay diyar u tahay iney soo saaraan kheyraadka ku jira sida, Gaaska, Saalida, yuraaniyamka, Balotoniyamka, dahabka, qalinka iyo Birta sidaas darted waxaan isku dayena inaan soo sameyno sharuuc kooban oo looga hadlayo, Macdanta dihan ee Soomaaliya ayada oo diraada la saaraya sharuucda wasaarada u dagsan iyo goobaha u baahan in la hormariyo. Waxaa gobahaas ka mid ah, • Xasalinta iyo harmarinta dhaqaalaha guud. • Maamulida Dhaqaalaha Dadweynaha. • Maamulka Dakhliga iyo isla xisaabtanka. • Hormarka Bulshada. • Hormarinta Iskaashatada. • Hormarinta Goballada. • In la qiimeeya Fakhriga. • In la qiimeeya saameynta Dhaqaalaha. • In la hormariyo Dhaqaalaha guddaha. • Ilaalinta Deegaanka. • Waxyaalaha Kale ee dheeraadka ah.



1. Xasalinta iyo harmarinta dhaqaalaha guud. Saliida iyo gaaska Soomaaliya waxa ay yihiin kuwa ka qeyb-qaata inay kubciyaan dhaqaalaha, waxaana loo fahmay in ay yihiin kuwa keeni kara xasalinta iyo hormarinta dhaqaalaha guud. Wasaarada Macdanta iyo Batroolka waxay u baahantahay inay heesho qalab lagu baaro kheyraadka macdanta iyo batroolka ee dalka Soomaaliya.


2. Maamulida Dhaqaalaha Dadweynaha. Waxaa kor u soo kacay habka loo daneynayo macdanta dihan. Shirkada OECD, waxay soo jeedisay in kor loo qaado, la maal galiyo, nala xoogiyo (Maamulida Dhaqaalaha Dadweynaha). Waxaa soo iif-baxay inla helay sanadaha 1995 $85 m, kadib waxay gaartay $1000 m sanadka 2007. Hada wasaarada waxay heshiis wax la qabsi ah la sameysay inay hagaajisa Maamulka Dhaqaalaha Dadweynaha.


3. Maamulka Dakhliga iyo isla xisaabtanka. Sanadahaan dambe Maamulka Dakhliga iyo isla xisaabtanka ee Soomaaliya kor ayu u kacay. Qorshaha wax soo saarida ee caalamiga ah, Soomaaliya xibin ka ma mid aha. Sidaas darted wasaarada waxay qorsheyneysaa iney ka mid noqoto, sameysana qaabka ugu haboon oo canshuuraha iyo habka la socodka dhaqaalaha.


4. Hormarka Bulshada. Waxaa jira waxyaala guud oo ku aadan fakhriga, taas oo aan si fudud loogu heli Karin dhakhli lagu xaaliya oo ka imaada macdanta dihan. Wasaarada Macdanta iyo Batroolka waxay aqoonsatay in loo baahanyahay siyaasad dhaqaale oo fiican iyo mid hormarineed. Hadaba qoraalka kor ku xusan, wasaarada siyaasadeeda xaga stragijiya iyo hormarka, waxaa ooga jeeda in la yareeyo fakhriga ayado oo koobcineysa jiritaanka dhaqaale iyo abuurista shaqooyin kal duwan. Taas o xidhiidh la leh shuruucda dhaqaalaha iyo tan hayadaha dadweyne, ha ahaato mid caadi ah iyo mid aan caadi aheyn.


5. Hormarinta Iskaashatada.

Macdanta iyo Batroolka waxay si baaxad weyn oo la taagan yihiin taageero qorshaha hormarinta gobalka iyo kheyraadkiisa. Kadib waxay abuurintay arinkaas wasaarada iyo hay’adaha caalamiga inay abuuraan si wadajir ah maal-galin iyo hab-wadashaqeyn. Manta waxa jira wax-wadaag meel kasto oo aduunka ah, ka billoob Koonfurta Ameerika ilaa iyo Koonfurta Shiinaha, Ustureeliya, Kanada, iyo Afrika. Hadaba waxyaabaha asalka ah ee wax wadaag, • Yareenta fakhriga • Maamulida Dhakhliga • Qorsheynta Hormarinta Qaran ama Gobal • Maal-galinta Dadweynaha • Qeybsiga Kheyraadka


6. In La Qiimeeya Fakhriga Wasaaradda waxa ay ogaatay saameenta Macdanta iyo Batroolka aan wali la qodin in ay keeni karto dhib, xog baaristeeda iyo qodisteeda, sababta oo ah Dowladda ma sameen maal galin dhaqaale sida xaga dhaqanka, dadweynaha iyo lacag lagu dhiso mashruuca, hada dowladda iyo wasaaradda waxay naqshadeynayaan in la helo waxa la taaban karo oo badala bulshada faqiirka ah iyo kuwa diidan. 7. In la Qiimeeyo Saameynta Dhaqaalaha. Wasaaradda dhaqaala ahaan siyaasaddaa iyo qaabka arimaha Batroolka iyo Macdanta waa ay qiimeysay. Taas oo ay u fahamtey in ay saameyn ku leedahay, waxaana ay ka soo saartey qodobadaan:- • In la sameeyo qo’aan ku saabsan iyo dib u dhiska. • In la qiimeeyo dakhliga wadanka, wax soo saarka, iyo qeybintiisa batroolka iyo macdanta xadi ahaan meelaha ay ku jiraan. • In la cadeeyo meelaha ama la xadeeyo amaan ahaan qodista iyo soo saarista meelahooda. • In la fahmo saameynta dhaqaale sawir ahaan sida shaqooyinka, canshuuraha iyo qeybinta isbadalka siyaasadeet iyo mid wax soo saar.


8. In la Hormariyo Dhaaqaalada Gudaha. Wasaaradda Macdanta iyo Bartoolka wax soo saaraka waa mid dabiici ah, oo ay xadidantahay shaqadiisa istaraatiijiyadda. Wasaaradda xaga Arimaha Gudaha wadanka dhaqaala ahaan waxa ay sameysay fursado shaqo iyo hormarin dagan oo dhaqaale. Hagaaajinta kaalimo warshado, meelo lahu qeybiyo waqti dhow ama mid fog ha ahaato si loogu faa’ideesto.

9. Ilaalinta deegaanka. Deegaanka waxa uu soo bandhigey caqabado macquul ah, xaga hormarinta taas oo ay saameyneyso dadka jilacsan guud ahaan wadanka oo dhan. Hadaba wasaaraddu waxa ay sameysay qeyb ku aadan ilaalinta deegaanka si ayna u dhaawacmin qatarna uga imaan soo saarida Bartoolka iyo Macdanta.

10. Wax yaalah kale ee dheeradka ah. Wax yaalo dheeraad ah oo si dhaqsa loogu baahanyahay waa sida soo socota:  In la qiimeeyo sharciga Batroolka siyaasadisa Federaalka  In la sameeyo il wax dhiso kuwaas oo ay hormuud u yihiin qubaro Soomaaliyeed loona raadiyo bajad ama dhaqaale  In la fududeeyo kulamo wadatashi wasaaradda iyo saxiixayaasha Bartroolka qodaayaan.  In la dhiso xaruun Wasaarada ay leedahay iyo dhismo isgaarsiin.  In la helo dhisma xoogan oo wax soo saarka warshadaha Batroolka iyo Macdanta.  In la abuuro gooob wax barasho oo ku adan Batroolka iyo Macdanta.  In lala socdo xeerarka caalamka u dagsan ee caadiga ah.